Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka Galmudug oo kormeeray Isbitaalka BandiIradley (Sawirro)

Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Mudane Mahad Caabi Ciise ayaa maanta kormeeray Isbitaalka degmada Bandiiradley ee gobolka Mudug oo ay ka socdeen howlo bulshada loogu adeegayo. Komeerkan ayaa waxaa Wasiir ku-xigeenka ku wehliyey Masuuliyiin ka tirsan Wasaarada Caafimaadka Galmudug iyo xubno kale. Wasiirka ayaa u kuurgalay sida habsamida leh ee ay u … Continue reading Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka Galmudug oo kormeeray Isbitaalka BandiIradley (Sawirro)